Haweeneyda ugu taajirsan Qaarada Afrika oo dooneysa in ay Madaxweyne Noqoto

Haweeneyda ugu taajirsan qaarada Afrika oo lagu magacaabo Isabel dos Santos, ayaa shaacisay in ay dooneyso in Madaxweyne ka noqoto dalka ay kasoo jeedo ee Angola, waxa ayna haweeneydan inta badan nolosheeda kusoo dhax nooleyd Madaxtooyada Angola. Isabel dos Santos, oo 46-sano jir ah ayaa waxaa dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Angola José Eduardo dos … Continue reading Haweeneyda ugu taajirsan Qaarada Afrika oo dooneysa in ay Madaxweyne Noqoto